Friday, February 3, 2017

Maxuu ka dhignaa go’aankii Maxkamadda Cadaadlad aduunka ee Khilaafka Badda Soomaliya iyo Kenya


By Ahmed Abdihadi,

Dowladda Soomaliya 2sanno iyo bar ka hor waxay dacwad u gudbisay maxkamadda cadaalada aduunka ee Hague, Netherlands ku taala. Dacawadan waxuu nuxurkeedo ahaa in maxkamadu ay go’aan ka gaarto muran u dhexeeya labadda dal  oo ku saabsan dhul badeed 100,000km2 ah. Dowladda Kenya ayaa sanad ka dib waxay gudbiysay  dacwad ah in arrinta badda ay 2dal ku heshiiyeen in ay ku dhamaystaan heshiis dhexdooda ah, maxkamaduna ay wakhti ku filan siiso wada hadalada labada dal. Dalka Kenya ayaa taas u coskaday heshiis is fahan ahaa (MOU) oo dhexmary 2dal 2009.
Hadaba dood waxay ahayd maxkamadu ma qaadi kartaa dacwada 2dal ka dhaxaysa, ee ma ahayn in ay xukunto qaabkee badda loo qaybinlahaa.
2 dalba waxay ahayeen saxiixayaasha sharciyadda maxkamadda , gaar ahaan qaybta (optional clause) oo ah qayb waajib ka dhigaysa hadii laba qarana ay doodi ka dhaxayso in ay maxkamada u soo dacwoodaan.
Shalay maxkamadda markii xukunka lagu dhawaaqyay waxaa fadhiyay 15 garsoore oo uu ka mid yahay gudoomiye ku xigeenka oo ah nin Soomaali ah.
Maxkamadu waxay qirtay in heshiiskii 2009kii oo ahaa mid sax ah, loona baahnayn in uu barlamaan ansxiyo. Laakiin, maxkamadu waxay qirtay in heshiiskaasi uusan maxkamada u diidaynin in ay dacwadan qaado. Halkaas markii la maryo waxaa cadaatay in Soomaliya ay ku guulaystay wareegii koobaad ee dacwadda.
Maxkamadu wali ma sheegin xiliga ay si rasmi ah u furayso bilaabashada dacwadda labada dal. Laakin sida caadiga ah waxay u badantahay sanadkan dhexdiisa ama dabayaaqadiisa in ay furmayso dacwadane. Waxayna socon doontaa muddo ku dhow 3sanno.


3sanno ka dib xukunka maxkamadu maxuu noqon doonaa?

Guusha shaly ay Soomaliya heshay waxay ka dhigantahay in kalsoonadii sii labanlaabato, oo isla haddaba halka shirkad ee badda shidaalka ka qodaysa ee laga leeyahay Talyaaniga waxay ku qasbantahay in ay hakiso kana baxado.
Arinta kale, waxay tahay marka horay loo eego dacawadihii maxkamadne ay horay u qaaday iyo xeerasha badaha ee  United Nations laws of Seas la yiraahdo waxay tilmaamayaan in ay saxsantahay qaabka ay Soomaliya wax u rabto.
Haddi 8 February uu hogaan fiican dalka qabto waxaa isla markiiba halkaas laga sii dardar galin habasimi u sii socodka dacawada.
2da million ee doolar ee la siiyay sharciya yaqaanada reer galbeed waxaa bixisay dowladda Emaaraadka. Ma walaalnimo ayay ka hayd misa dan siyaasadeed ayay ku dhamaysanaysay?taas jawaabteeda hadda ma sheegi karo.  Laakiin arinta saxda ah ayaa ah in dhulka soomaliyeed lagu dhiciyo xuulo soomaliyeed.
Ugu danbayn, waxaa mahad iska leh dowladada Soomaliya ee hadda jirta oo dadaal badan ku bixisay arintan, lawyardii iyo xeer ilaaliyaha dalka iyo dhamaan muwaaadiniintii har iyo habeen ducadda iyo dhiirgalinta jilibka u aasatay.


Monday, January 2, 2017

At least 7 killed and 15 wounded in today’s Twin Suicide Attacks in Mogadishu.



By:Ahmed Abdihadi
At least five people killed and 15 others wounded after twin suicide attacks targeted an expensive hotel popular with Somali politicians and foreigners in Somali Capital- Mogadishu. The Hotel locates just meters away from Halne military complex and Mogadishu International Airport “ Adan Ade”.  Alshabab has claimed the responsibility of the attack.
“This was the most powerful suicide attack that Mogadishu ever witnessed. Fortunately,  at the time of incident there was less traffic and that saved a lot of lives” said Bandir Region Spokesman Abdifatah Ahmed Halane.
However, Halane declined to say the exact number of causalities, saying they about to verify the death toll.
        Giving Pathway
One of the cars approached to security checkpoint and exploded instantly. The second one, a big truck managed to pass the checkpoint amid chaos “a small car approached us and after exchanging few words he detonated the car, I think he was giving pathway the second truck” said one of security personal who survived the attack.
Somali Foreign ministry condemned the attack saying it was another reminder of the evil that lives amongst us “We condemn the evil act of terrorism in #Mogadishu today. Killing innocent people evidence of terrorists moral bankruptcy & inhumanity” a Tweet from the account of Somali Foreign minister, Abdislam Hadliye.
“Entire neighborhood came to rubbles and I have not seen any of the attacks in Mogadishu leaving such destruction” said one of the residents whose home seen damages from the explosion.
  In July, last year, Ex- Somali Mp Salah Badbado, who defected to Alshabab detonated a truck to the same spot, which killed at least 10 private security guards.